Dhageeyso: Xubin ka tirsan kooxda Macaawuusleey ayaa sheegtay in ay dileen Hogaamiyihii Xarakada Alshabaab Ee Degmada Cadale Ee Gobolka Shabeellaha Dhexe.

0
529

Talaado, 28 May 2019 (RBB News) – Xubin ka tirsan kooxda Macawisleey ayaa sheegtay in ay dileen hogaamiyaha xarakada al shabaab ee degmada Cadale ee Gobolka Shabeellaha Dhexe

Axmed Kareey oo ah xubin kooxda Macawisleey ayaa Idaacada Banaadir ee magaalada Muqdisho ayaa faahfahin ka bixiyay sida u udhacay weerarka lagu dilay hogaamiyihi xarakada al shabaab ee degmada Cadaley.

Halkaan ka dhageeyso Codka: