Dhageyso:- Biyo La’aan Xoogan oo kajirto Gobolka Hiiraan.

94
8588

Talaado 29 Janaayo 2019 (RBB News) – Dadka ku dhaqan Magaalada Baladweyn Ee gobolka Hiiraan waxa hadda soo wajahay biyo la’an baahsan taa oo ay sabab u tahay kadib markii inta badan Wabiga Shabelle uu Guray.

Deegaanada Gobolka Hiiraan gaar ahaan dadka kunoolaa Biyaha Wabigga ayaa dalbaday in loo gurmado waxaana hawada isku shareeray qiimiha la iibin jiray Biyaha.

Majiraan Ceelal waaweyn oo dadku ay kahelaan Biyo marka laga reebo ceelal yar yar o udhaw wabigga kuwaa oo aan dadkoo dhan biyo aysan kaheli Karin.

Marka aad eegto wabiga waxa ay indhahaagu qabanayaan Biyo wasaq ah oo kusoo haray wabiga kuwaa oo ay ka dhalan karaan cuduro ay dhaxlaan dadka caba biyahaasi.

HALKAN KA DHAGEYSO WAREYSI:-

94 COMMENTS