Dhageyso:- Cunug yar oo Gaajo ugu dhintay Duleedka Magaalada Muqdisho.

14
8089

Khamiis 24 Janaayo 2019 (RBB News) –  C/llahi Xasan Shire waa naafo Da’diisu waa 65-sano waxa uu kunoolyahay degaanka Garasbaaleey ee duleedka Magaalada Muqdisho Ifaka waxa uu kulahaa gabar yar oo 3-bil jirto waxa ayna udhimatay gaajo kadib markii ay waayeen wax ay kuquudiyaan.

C/llahi iyo qoyskiisa waxa ay kasoo barakaeen deegaano katirsan Shabeelooyinka waxa ayna yimaadeen Garasbaaleey oo duleedka Muqdisho dhacda halkaas ayay moodayeen in ay kahalayeen nolol ay kuqancaan hasa ahaatee meysan dhicin oo waxa ay gaajo darteed kuwaayeen Gabartooda.

Raaxo Maxamed Abuukar waa xaaska uu qabay C/llahi Xasan Shire waa ay shoogtay Kadib markii ay daawaneysay gabadheeda oo umul kabax ahayd oo gaajo darteed udhimaneyso

Duleedka Muqdisho waxaa kunool dad barakacayaal ah oo aan waxbo heysan kuwaa oo isugu jiro dad naafo ah iyo kuwa kale.

 

DHAGEYSO CODKA AABE C/LLAHI XASAN SHIRE:-

14 COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here