Dhageyso:- Fallaanqeyn Iyo Saadaalin Kusaabsan Kulanka Finalka Ee Caawa.

0
1329

Caawa Waxaa Jiro Kulankii ugu dambeeyay ee tartanka Finalka degmooyinka Gobolka Banadir Waxaana Isugu soo haray Degmooyina Waabari Iyo Dharkenleey.

Dad badan oo uu Kujiro Fanaanka Caanka Ah Liil Baliil Ayaa Saadaalin Kabixiyay Kulankan.

 

HALKAN KA DHAGEYSO FALANQEYNTA:-