Dhageyso:- Fallaanqeyn Maxaa Laga Filan Karaa Qeybta Labaad Ee Cayaarta.

0
1298

Khamiis RBB News:- Qaar Kamid Ah Dhalinyarad Ku Dhaqan Gudaha Dalka iyo Dibadiisa ayaa saadaalin kasameeyay qeybta Labaad Ee Cayaarta Finalka E Udhaxeysa Dagmooyinka Waabari Iyo Dharkeenleey

Sido Kale Qaar Kamid Ah Wariyayaasha ka howlgala Muqdisho Ayaa Qeyb Ka ah Saadaalinta Kulankan

 

HALKAN KA DHAGEYSO SAADAALINTA:-