Dhageyso:- Gudoomiye Xanshi:“Tastuurka Somaliya Waxa uu noqday tastuurka ugu adag Duni, Dhaqaallo badana wuu kubaxay”

13
8093

Axad 27 Janaayo 2019 (RBB News) – Gudoomiyaha Aqalka Sare Ee Baarlamaanka ayaa ku baaqay in ladhameystiro Tastuurka Qabyadda ah ee dalka si hormar loogaaro Isagoo sheegay in tastuurka Somaliya uu noqoyay kan ugu adag dunidan dowladuna ay kubixisay dhaqaallo fara badan balse aysan waxba kasoo naasa cadaan

 

Gudoomiyaha aqalka sare ee barlamaanka soomaaliya mudane Cabdi Xanshi Cabdilaahi ayaa sheegay in lagama maar maan aay tahay in la dhameestiro dasturka qabyada ah ee dalka uu leeyahay .

Waxa uu xusay in aysan jiri doonin khilaaf soo kala dhax kala Gollaha Aqalka sare iyo Xukuumada Somaliya.

Hadlkan ayaa wax uu ka jeediyay munaasabadii caleema saarka Madaxweynaha Maamulka Puntiland Saciid C/llahi Danni iyo kuxigeenkiisa.

HALKAN KA DHAGEYSO CODKA:-

190119_017

13 COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here