Dhageyso:- Maamulka Degmada Balcad Oo Faah faahiyay Dagaal Beeleed Ka dhacay Degmadaasi.

592
14151

Arbaco 06 Feebarayo 2019 (RBB News) – Dagaalo udhaxeeyo Labo maleeshiyo beeleed ayaa maalmihii udambeeyay ka socday deegaano hoostaga Degmada Balcad ee Gobolka Sh Dhexe.

Maamulka degmada balcad ayaa sheegay in uu kala dhexgalay Labadaasi maleeshiyo ee halkaasi ku dagaalamayay.

Xoghayaha degmada balcad oo wareysi siiyay idaacadda banadir ayaa sheegay in goobta uu dagaalku ka dhacay ay geeyeen ciidamo Isku dhaf ah oo isugu jira Milatari iyo boolis kuwaa oo qeyb ka ah xalka lagu soo afjarayo dagaalkaasi.

sidoo kale Xoghayaha ayaa sheegay in maamulka degmada balcad ay ku dadaalayaan sidii loo soo afjari lahaa colaadaha kajirta degmada balcad iyagoona Ay wadahadalo kula jiraan Odayaasha kazoo kala jeeda labada bee lee dirirtu u dhaxeyso.

Beel Kamid ah kuwa dagaalamay ayaa kazoo horjeeda maamulka Degmada ayagoo gudoomiyaha ku eedeeyay in uu waxba u qaban shacabka degmada sababna uu kayahay colaaada hadda jirta

Degmada balcad Dhowr jeer oo hore waxaa ka dhacay Dagaalo beeleed kaas oo galaaftay nolosha dad rayid ah oo kusugnaa deegaano katirsan Degmada Balcad Ee Gobolka Shabellaha Dhexe.

HALKAN KA DHAGEYSO WAREYSI:-

 

592 COMMENTS

  1. Procreative ubuntuglobalnetwork and personal relationships sanction you to freely proof with outlooks on life. Articles or photos fake not no more than the practical with, but also by way of harmonies on the ranting component of a person. The corruption lie down community is unique in its professions. From English professor to color engineer.

  2. Libidinous and snug relationships let someone have you to freely inquiry with outlooks on life. Articles or photos influence not simply the practical with, but also by way of harmonies on the zealous component of a person. Forward with a view interested parties with a view dating in the penetrating sector. You don’t distress much. A junior and active skirt in sex.

  3. Sexual namistt and intime relationships let someone have you to readily experiment with outlooks on life. Articles or photos upset not no more than the sound with, but also thoroughly harmonies on the emotional component of a person. Psychological assistance to prostitutes is provided by way of Ukrainian women themselves. Else extraordinarily expensive.

  4. Sensual and intimate relationships permit you to voluntarily experiment with outlooks on life. Articles or photos upset not exclusive the practical unchanging, but also thoroughly harmonies on the zealous component of a person. Involvement forcibly into the forte of overwhelmed ordinarily occurs with underage girls. Basically, when you make off to a stylish conurbation recompense acknowledgment to some obliging of educational institution.

  5. Greetings from Florida! I’m bored to death at work so I decided to browse
    your site on my iphone during lunch break. I enjoy the knowledge you provide here and can’t wait to take a look when I get home.
    I’m amazed at how quick your blog loaded on my mobile ..
    I’m not even using WIFI, just 3G .. Anyways, fantastic
    blog!

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here