Dhageyso:- maamulka Gobolka Banaadir oo faah faahiyay Nin lagu dilay Muqdisho.

156
2282

Axad 27 01 2019 (RBB News) – Gudoomiya ku xigeenka iyo siyaasada gobalka banaaadir maxamed cabdulahi tuulax ayaa ka hadlay falal maanta ka kala dhacay degmooyinka boondheere iyo yaaqshid

Duhurnimadi maanta degmada yaaqshid waxa lagu dilay askari katirsan ciidanka boliska waxana uu gudoomiyaha uu sheegay in gacanta lagu dhigay gacan ku dhiiglihi dilay askaragaas

Waxa kale uu ka hadlay ruux ku hubeeysan bastoolad oo eey cidamada dowlada ku dileen daljika daahson ee degmada boondheere kaas oo doonaye in uu dilo askari kale o ka tirsan ciidanka xooga dalka.

Isagona ciidamada xooga dalka somaliyed ku amaanay howsha eey qabteen islamarkaana ku booriyay in eey si wadaan dadalkooda

waxana uu ugu danbeyn tacsi u diray askarigi manta lagu dilay degmada yaaaqshid

Magalada muqdisho waxa mamlhihi ugu danbeeyay kusoo badanaye kooxa bastoolada ku hubeeysan kuwaas oo falal amni daro fulinaye.

HALKAN KA DHAGEYSO CODKA GUDOMIYE TUULAX:-

156 COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here