DHAGEYSO:- Maxay Xukuumada Somaliya Katiri Cabsida Cudurka Ebola?

0
363

Axad RBB News:- Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Soomaaliya oo ka Jawaab celineysa dareenka Bulshada Soomaaliyeed ee ku aadan xannuunka Ebola ee laga helay dalka Yugaandha.

Wasiirka Caafimaadka Xukuumadda Soomaaliya Drs. Fowsiya Abiikar Nuur ayaa sheegtay in Soomaaliya aysan ka jirin xilligaan walaac ku aaddan inuu ka dilaaco Cudurka Eboola oo kiis ka mid ah laga helay Dalka Yugaandha.

 

HALKAN KA DHAGEYSO CODKA WASIIRADDA:-