Dhalinyaro goor dhaw lagu dilay magaalada Muqdisho

13
7900

Arbaco, August, 22, 2018 (RBB) – Koox bastoolado ku hubeysnaa ayaa goor dhaw ku toogtay Isgoyska Bakaaraha ee magaalada Muqdisho labo ruux oo dhalinyaro ah sida ay warbaahinta u sheegeen dad goobjogayaal ahaa.

Labada qof ee la dilay ayaa markii danbe waxaa goobta meydkooda ka qaaday ciidamo ka tirsan dowladda Soomaaliya oo gaaray halka ay toogashada ka dhacday.

Isgoyska suuqa ugu weyn Soomaaliya ee Bakaaraha ayaa waayadii ugu danbeeyay bartilmaameed u ahaa dilalka qorsheysan oo ay geysanayaan kooxo la tuhusan yahay in ay k tirsan yihiin ururka Al-shabaab.

Lama oga sababta dilkan labad dhalinyarada ah ee goor dhaw dhacay, mana jirto ilaa iyo hadda cid sheegatay.

13 COMMENTS

  1. winter herrenjacken g眉nstig

    valigie in offerta samsonite pantaloni lavoro payper nuvolari jeans guaina contenitiva sandali donna inblu abito da sposa 2016 pizzo amazon zainetto asilo come giocare a pallone giochi di creare un personaggio polo manche longue lacoste blanc tee shirt…

  2. stan smith damske

    泻褍锌懈褌褜 泻械写褘 泻芯薪胁械褉褋 46 褉邪蟹屑械褉 褏邪谢邪褌懈泻 victorias secret 胁 械泻邪褌械褉懈薪斜褍褉谐械 胁械褖懈 懈蟹 褉褍泻 胁 canapes precios puma womens defy sneaker black whit rihanna out in new york september 13 2018 drift cat 5 ultra v puma kids shoes puma black blue mercado libre blazer…

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here