Digniino Laga Soo Saaray Xaalada Puntiland.

0
231

Isniin, RBB News:- Maamulka Puntland ayaa waxa ay sheegeen in ay jiraan cabsi markale laga qabo roobab dabeylo wata oo la filayo inay ka da’aan deegaano iyo Gobolo ka tirsan maamulkaasi
Waxaa soo baxayo dagniino kadhan ah roobbabka iyo dabeelahaasi oo ay soo saareen masuuliyiinta galmudug xili uu warbaahinta lahadlaye

Agaasimaha Waaxda musiibooyinka ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha dowlad gobaleedkaasi Puntland ayaa sheegay in Puntland dhawaan ay ka da’een roobab lixaad leh oo dadku ay ku diirsadeen hasa ahaatee cabsida jirta ee tahay daraasaad sheegaya in toobabkale oo dabeelo wata ay da aan

Waxa uu na carbka ku adkeeyay in saadaal la sameeyey ay sheegeyso in ilaa 14-15 ay imaan karaan Roobab dabeylo wata kuwaasi ka da’aann qeebo kamid ah gobolada Bari, iyo deegaanda Gardafuu iyo Karkaar Ee maamulkaasi

Agaasimaha Waaxda musiibooyinka ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha dowlad gobaleedkaasi Puntland oo siihadlaye ayaa Dadka ku nool deegaannada Dhul xeebeedka ah iyo Miyiga ayuu ugu baaqay inay ka foogaadaana Goobaha dooxooyinka ah,sidoo kalena uu uga digey kalluumeysatada inay wadaan howlaha jilaabashada kalluunka.

Dhamadkii sanadka 2019 ayee eheed roobab dabeelo wata ay kade een duleedka gobalka bari iyo deegaano kale oo putland ah.