Dowlad deegaan-ka Soomaalida Itoobiya oo gole wasiirro cusub yeeshay

12
5998

Axad, September, 02, 2018 (RBB NEWS) –Baarlamaanka dowlad deegaanka Soomaaliya Itoobiya ayaa maanta meel mariyay islamarkaana ansixiyay gole Wasiirro cusub oo uu soo dhisay madaxweynaha Ku-meel-gaarka ah ee dowlad deegaanka Mustafe Maxamuud Cumar Cagjar.

Ma’aha oo kaliya gole Wasiirro sidoo kale magacaabistan cusub waxaa qeyb ka ah maareeyayaal dhamaantood-na waxaa maanta meel mariyay baarlamaanka dowlad deegaanka oo la horgeeyay.

     Magacyada xubnaha golaha wasiirrada cusub:

  • 1 Madaxweynaha DDSI Mustafe Muxumed Cumar
  • 2 Madaxweyne Ku xigeen Aadan Faarax Ibrahim
  • 3 Wasiirka Biyaha Bashiir Shaafi
  • 4 Wasiirka Maaliyadda Bashiir Dubbad
  • 5 Wasiirka Madaxtooyada Xasan Dhaadhi
  • 6 Wasiirka Waxbarashada C/laahi Maxamed Muuse
  • 7 Wasiirka Caafimaadka Dr Yusuf Maxamed
  • 8 Wasiirka Beeraha C/qaadir iimaan
  • 9 Wasiirka Howlaha Guud C/fataax Sheekh Biixi
  • 10 Wasiirka Ganacsiga C/raxmaan Axmed Xasan
  • 11 Wasiirka Ka hortagga Masiibooyinka Maxamed Cabdi
  • 12 Wasiirka Qurbajoogta Xabiib Xaaji
  • 13 Wasiirka Xeer-ilaalinta C/wali Jaamac Ibrahim
  • 14 Wasiirka Xoolo Dhaqatada Eng Maxamed Shaale Isaaq
  • 15 Wasiirka Cadaaladda Mubaarak Sheekh Cumar
  • 16 Wasiirka Shaqada Iyo Shaqaalaha Xasan Aadan
  • 17 Wasiirka Haweenka Ayaan Cabdi Shukri
  • 18 Wasiirka Warfaafinta Guuled Aw Cali
  • 19 Wasiirka Dhalinyarada Xasan Faarax Cali
  • 20 Wasiirka Dooxooyinka Axmed Deeq Maxamed
  • 21 Wasiirka Sayniska Axmed Naaji
  • 22 Wasiirka Dhaqanka, Dalxiiska Ilyaas Abiib
  • 23 Maareeyaha Xafiiska xirfadaha iyo tababarrada
  • 24 Maareeyaha Macdanta, Tamarta Mudane Lade C/wali
  • 25 Maareeyaha Wakaaladda Jidadka Sacaada Giire
  • 26 Maareeyaha Wakaaladda Dakhliga Mudane C/laahi Cabdi

12 COMMENTS

  1. f枚n babyliss pro

    kinderstoffe kaufen online ma脽e din 6 stromkabel philips rasierer stufenschnitt lange lockige haare mit fahrrad strom erzeugen gelbes kleid comma yamamay unterw盲sche dirndl tasche schwarz giraffen gitarre vtech jeansrock grau pullover rosa damen fr眉hja…

  2. buty dla dzieci eleganckie

    be啪i膷ni bluetooth fm radio usb zvu膷nik za mobitel super 賮賷爻亘丕 亘爻 賲 賮卅丞 丿乇丕噩丕 賳丕乇賷丞 vespa 賮爻亘丕 賱賱亘賷毓 賰賱 賲氐乇 original dsv adidas skijacke giacca da chef a altri capi dabbigliamento per luomo ebay r cznie haftowane b uzki cena steven mcqueen womens cable…

  3. raqueta wilson six one team

    cadenas oro blanco para mujer GAPPO brass Bidets bathroom Plastic hand shower toilet sprayer hygienic shower bidet tap wall mounted bidet faucets GAPPO brass thermostatic rainfall warm cold water showering faucets bathroom safety warm bath shower mixer…

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here