Dowlada Kiinya Oo Qabatay Nin Looga Shakisanyahay In uu Dhiibay Qarashkii lagu diyaariyay Weerarkii Nairobi.

15
2793

Arbaco 30 Janaayo 2019 (RBB News) – Nin lugu eedeeye in uu gacan kulahaa weerarki DustiD2 Ee kadhacay magaalda Nairoobi bishaan January  gudaheeda

Dowlada Keenya ayaa sheegey in ninka ay usoo dhacday lacag kuna jirtey Akoonkiisa kadib markii uu baxsaday qeyb kamid ah lacagta ayay dowladu tilmamtay in  lacagtaasi loo isticmaalay diyaarinta weerarkasi.

Ninka laqabtay ayaa lagu Magacaabaa Xassan Cabdinuur waxaana lagu eedeeyay  in talefonkiisa lagu shubay Lacagtaas.

Qareenkiisa ayaaa sheegay in xisaabtiisa shirkata safaricom ey kaxertay waxaana laga xirey inta uusan dhacin weerarka.

Qareenka ayaa sidoo kale tilmaamay  in uu shirkadda 3 jeer ku laabtey si uu ula baxo qeybo kamid ah Lacagtaas

marki 4aad ayaana laga xiray lacagta Waxaana ay ahayd inta uusan dhicin weerarka.

Ciidanka booliska Kiinya wexey shegayeen in uu ninkan 9 milion o Shillin logu soo diray dalka koonfur Africa Islamarkaana uu isticmaalay 5 million oo Kamid ah.

15 COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here