Dowlada Kiinya Oo Uyeertay Safiirkii ka joogay Somaliya, Tarsana ugu baaqday in dalkiisa uu dib ugu laabto.

0
718

Sabti 16 Feebarayo 2019 (RBB News) – Dowlada kenya ayaa war qoraal ah ee soo saartay waxa eey ku fartay safiirka keenya u joogo magalada muqdisho ee caasimada somaliya in uu si degdeg ah uga baxa dalka somaliya iyadoona s.kalana eey dhanka kale safiirka somaliya u fadhiyo dalka kenya ku amartay in uu isna ka tago casimada Nairobi e dalka kenya

Waxana Xiisaddaan diblumaasiyadeed eey dhalatay sida dowlada Kenya ay xaqiijisay dowlada somaliya Shidaalka ay suuq geyneyso ay ku jiraan xirmooyin kamid ah Shidaal ay leedahay dowlada Kenya.

Taasi eey sababtay in kenya eey goaan ka qaadato dowlada somalia islamarkaana eey xiriirka u jarto

Dhanka  kale dowlada somaliya ayaana dhankeeda wax war ah ka soo saarin qoraalka ka soo baxay dowlada kenya,

Hadalkan ka soo baxay dowlada somaliya ayaa imanaya xili uu socday mudooyinki u dambeyay qilaaf hoose oo u dhaxeeyay dowladaha kenya iyo somaliya kaasi oo an lashaacin.