Dowlada Oo Lacago Dul Dhigtay Afar Dilaayaal Shabaab ah.

0
226

Talaado, RBB News:- Hay’adaha Ammaanka dowladda Somalia waxay doonayaan Shaqsiyaadkan oo loo haysto Falal Argagixisanimo.

Lamaha amaanka ayaa sidoo kale shaqsiyaadkan madaxooda dul dhigay Abaal marin Lacageed oo la gudoonsiin doono dadka xogta xubnahan la wadaaga Hay’adaha Ammaanka

Dowlada Somaliya maysan Shaacin Qiimaha rasmiga ah oo lasiinayo cidii xogta ragan lawadaagto lamaanaha Amaanka hasa ahaatee waxa ay balan qaadeen in la abaal marin Doono.

Shaqsiyaadka ay Lacagaha ay Dul dhigeen laamaha amaanka ayaa kala ah Cabdullahi Kuusane, C,raxmaan Mustaf sh C.llahi, C.nasir Axmed c qaadir,
Sharmaarke Cumar Axmed iyo
Ramadaan C,rixiin Mursal.

Xubnaha labaadi goobayo ayaa Dhamaantood ah ragg ay xukuntay Maxkamada Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka Sida Somaliya waxa lagu helay in ay dileen Dad shacab ah iyo Dad Ushaqeynayay Dowlada oo ay siyaabo kala duwan ugu kala Toogteen Gudaha Muqdisho