Dowlada Soomaaliya Oo Shaacisay Natiijada Imtixaanka

0
1186

Image result for voa somali logo

July 24, 2019 (RBB NEWS) – Dawladda Soomaaliya ayaa baahisay natiijada imtixaanka Foom-Foorka oo ay galeen sannadkan ku dhowaad 30 kun oo arday. “Dawladda ayaa sidoo kale daabacday magacyada 10-ka arday ee ugu horreeyey natiijada.

Imtixaanka ayaa waxaa ku dhacay arday ka badan 6,000 oo arday, sida ay dowladda shaaca ka qaadday.

Warbixintan waxaa Muqdishu nooga soo dirtay Seynab Abuukar.