Dowlada Tansania Oo Sheegtay in Caruur laweysnaa Lasixray Kadibna ladilay

54
2705

Talaado 29 Janaayo 2019 (RBB News) – Caruurtan oo tiradooda ahayd 10 ayaa la af duubey ayaa meydkooda la heley waxaana loo dilay qaab aananu wanaagsaneyn.

Caruurtan ayaa ilkaha laga saaray, qaarkoodna jirkooda ayaa la googooyay.

Wasir ku xugeenka cafimaadka dalka Tanzania ayaa sheegtay iney 10-ka caruuta ah ay maqanyahiin muddo ka bilaabanmte December

Wexeyna sheegtey in ey ilmaha qaabkaan loo dilo waxaa dilo dad sixir isku dayaan iney sameeyaan.

Ilmahaas, oo kuwi uga yaraa da’dooda eheyd 7 sana, waxa laga af duubey guryahooda.

54 COMMENTS

  1. Awesome site you have here but I was wanting to know if you knew of any forums that cover the same topics discussed here? I’d really like to be a part of group where I can get feed-back from other knowledgeable individuals that share the same interest. If you have any suggestions, please let me know. Many thanks!

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here