Dowladda oo uga digtay madaxda maamul gobolleedyada muddo korarsi

658
8368

Isniin, September,17, 2018 (RBB NEWS) – War Qoraal ah oo ka soo baxay Wasaarradda arrimaha gudaha iyo federaalka dowladda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in dowladdu si dhaw ula socon doonto ilaalinta nidaamka federaaleynta, dhanka kalana waxaa ay ku baaqday in doorashooyinka ku soo foolka leh maamulada dalka ku qabsoomaan waqtiggii loogu talagalay.

Warka ka soo baxay wasaaradda arrimaha gudaha ayaa dhignaa sidan :

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalaynta iyo dib u heshiisiinta iyadoo gudanaysa waajibaadkeeda dastuuriga ah, waxaa ay si dhow ula socataa geedi socodka federaalaynta iyo doorashooyinka dalka.

Wasaaradda Arrimaha Gudaha waxay gacan ku siin doontaa dhammaan dowlad goboleedyada sidii loo hirgelin lahaa doorashooyinka kusoo fool leh oo aan rajaynayno in ay u dhacaan si daah furan, xor ah, waafaqsanna dastuurka dalka.

Wasaaraddu waxay adkaynaysaa in la ixtiraamo ku dhaqanka dastuurka lana ilaaliyo muddada xil haynta iyadoo xaqiijin doota in ay doorashooyinku qabsoomaan waqtigii loo asteeyay si looga fogaado tallaabo kasta oo keeni karta muddo kororsi.

Wasaaraddu waxay sidoo kale ugu baaqaysaa madaxda dowlad goballeedka Galmudug in ay soo afjaraan isafgaranwaaga kasoo cusboonaaday dhexdooda looguna baaqaysaa in ay dib ugu soo laabtaan dhaqangelinta heshiiskii lagu saxiixay Villa Soomaaliya taariikhdu markay ahayd, 06/12/2017 lana meel mariyo dhammaan qodobadii ku caddaa heshiiskaas.

658 COMMENTS

  1. 우리카지노
    While the slot machine games are probably the best in quality and offer the very best chance of striking a huge jackpot, it is the other games on offer that really stick out. Blackjack and baccarat are usually two of the game titles that offer the best odds of succeeding and this combined with graphics and audio options really support the ball player to feel at ease while playing. One of the games the King offers with the best top quality visuals and exceptional sound effects may be the game referred to as “Rush”. Rush was created to simulate the buzz and excitement of playing a genuine baccarat or blackjack sport. The graphics are so realistic that they make the game seem as though it was really going to transpire in real life.

  2. 우리카지노
    While the slots are probably the very best in quality and provide the very best chance of striking an enormous jackpot, it is the other games on offer that really stick out. Blackjack and baccarat will be two of the game titles that offer the best odds of earning and this combined with the graphics and audio options really support the ball player to feel at ease while playing. Among the games that the King delivers with the highest good quality visuals and great sound effects is the game known as “Rush”. Rush was created to simulate the buzz and journey of playing a real baccarat or blackjack game. The graphics are so realistic that they make the overall game seem as if it was basically going to take place in true to life.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here