Dowladda Saudi Arabia Shaacisay Dilka Wariye Jamaal Khashoggi

22
4040

Sabti, October, 20, 2018 (RBB NEWS)–Dowladda Saudi Arabia ayaa ugu danbeyntii shaacisay dilka wariye Jamaal Khashoggi, hasse ahaatee Boqortooyada ayaa sheegtay in uu ku dhintay dagaal dhaxmaray isaga iyo dad ku sugnaa gudaha Qusuliyadooda magaalada Istanbul, laakiin dowladda Saudi Arabia ma aysan sheegin  halka uu ku danbeeyay meydkiisa.

Wakaalada Wararka Saudi Arabia ayaa sheegtay in dagaalka uu ka bilaawday gudaha Qunsuliyada wax yar uu kaddib markii uu gudaha u galay isaga oo u socday in uu helo warqado nikaax, wakaaladda wararka ee SPA ayaa sidaas sheegtay.

‘’Dood dhaxmartay isaga iyo dad kale gudaha Qunsuliyada dagaal ka dhashay kaddib ayaa keentay in uu halkaa ku dhintay, ayaa lagu yiri warka ka soo baxay Boqortooyada.

Arintan ayaa la sheegay in loo xiray 18 ruux, waxaa sidoo kale shaqada laga eryay madaxii sirdoonka Boqortooyada Axmed al-Asiri sida lagu sheegay bayaanka.

Wariyaha ayaa la waayay 2dii bishan October kaddib markii uu galay gudaha Qunsuliyada Saudi Arabia ee magaalada Istanbul isaga oo u socday in uu helo warqado ama Dukumiintiyo la xiriiray guurkiisa.

Lama oga sida uu caalamku uga fal celin doono bayaanka ka soo baxay dowladda Sacuudiga eeku saabsan in wariye Jamaal ku dhintay dagaal ama gacan ka hadal ka dhax dhacay gudaha Qunsuliyada, inkastoo dhinaca kale la leeyahay dilkiisu waxaa uu ahaa mid qorsheysan oo laga shaqeeyay.

22 COMMENTS

  1. Along with the whole thing which appears to be building within this area, a significant percentage of points of view are generally somewhat stimulating. Nonetheless, I appologize, because I do not subscribe to your whole suggestion, all be it radical none the less. It would seem to everybody that your comments are not totally validated and in actuality you are your self not really wholly confident of the point. In any case I did take pleasure in looking at it.

  2. Do you mind if I quote a couple of your posts as long as I provide credit and sources back to your webpage? My blog site is in the very same niche as yours and my visitors would definitely benefit from some of the information you provide here. Please let me know if this okay with you. Many thanks!

  3. Very efficiently written article. It will be valuable to anyone who usess it, including yours truly :). Keep doing what you are doing – looking forward to more posts.

  4. The very crux of your writing while appearing reasonable initially, did not work perfectly with me personally after some time. Someplace within the sentences you actually were able to make me a believer but only for a short while. I nevertheless have got a problem with your jumps in assumptions and you would do well to fill in those gaps. If you actually can accomplish that, I will undoubtedly be impressed.

  5. I’ll immediately snatch your rss as I can’t in finding your e-mail subscription hyperlink or e-newsletter service. Do you have any? Please let me recognize so that I may just subscribe. Thanks.

  6. I haven’t checked in here for some time as I thought it was getting boring, but the last few posts are great quality so I guess I will add you back to my daily bloglist. You deserve it my friend 🙂

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here