Dowladda Soomaaliya oo laga dalbaday in ay sharraxaad ka bixiso wixii ka dhacay magaalada Baydhabo

22
10038

Talaado,  Janaayo, 01, 2019 (RBB NEWS) – Ergayga gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Nicholas Hayom ayaa Qoraal uu soo saaray kaga dalbaday dowladda Soomaaliya in faah faahin ka bixiso wixii ka dhacay magaalada Baydhabo iyo sida uu u dhacay xarrigga Mukhtaar Rooboow.Warqaddaas ayuu kaga hadlay saamaynta ka imaan karta wararka sheegaya in ciidamo Soomaali ah oo ay taageerto Qaramada Midoobay inay ku lug lahaayeen qabashada Mukhtaar Roobow 13-kii bishan Diisambar, iyo dhimashada 15 rayid ah iyo dhaawaca laba qof oo kale oo dhaawacmay, iyo weliba qabqabashada 300 kale oo ku lug lahaa bannaanbaxyo dhacay saddexdaasi maalmood ee kala ahaa 13, 14 iyo 15-ka, dadkaasi oo 254 ka mid ah la hayey wax ka badan 48 saacood inkastoo la sii daayay muddadii u dhaxaysay 18-22

Waxaa uu sheegay in qaraararada Golaha Ammanaka ee Qaramada Midoobay ay adkaynayaan in kaalmada Qaramada Midoobay ay ku xidhnaanto ilaalinta xeerarka xuquuqda aadanaha. Waxa uu sheegya in Qaramada Midobay ay haatan taageero siiso ciidamada boolisika federaalka iyo ciidamada booliiska Koonfur Galbeed.

Haysom ayaa sheegay in uu qoraal ka helay Midowga Yurub, Jarmalka iyo Britain kuwaasi oo u sheegay inay hakinayaan kaalmadii ay siin jireen ciiddamada booliiska Koonfur Galbeed iyaga oo sabab uga dhigaya hab dhaqanka ciidanka booliiska Koonfur Galbeed ee xilligii doorashada iyo hadallo uu jeeedyey Taliyaha ciidamada Koonfur Galbeed.

Qoraalkiisa ayuu ku sheegay in warar lagu kalsoon yahay ay u sheegeen in qabashda Mukhtara Roobow ay ka dambeeyeen ciidamada Itoobiya qaybtooda fadhigoodu yahay magaalada Baydhaba.

Waxaa uu sheegay in muddo kooban lagu hayey xarunta ciidamada 3-aad ee AMISOM oo ah kuwa kuwa Itoobiya kadibna lagu wareejiyey ciidamada amniga Soomaaliya.

Waxaa uu intaa ku daray in ay helay warqadii Wasaarradda Amniga ka soo saartay xariga Roobow balse ee cuskatay in uusan ka soo wada bixiin shuruudihii dhaqan celinta iyo in uu hub iyo ciidan soo galiyey magaalada Baydhaba si uu xasilloni darro u abuuro.

Haysom waxaa uu sheegay in haddii eedahaas la xaqiijiyo ay yihiin kuwo culus,. Hase yeeshee waxaa uu sheegay in aan weli Roobow la hor keenin maxkamad, islamarkaana aan dambi lagu soo oogin.

Haysom waxaa uu ka dalabaday wasiirka Amniga Soomaaliya Maxmamed Abuukar Islow in uu sharraxaad ka bixiyo sharciga loo cuskadaay qabashada Roobow; ciidanka Soomaaliyeed ee hawsha fuliyey, iyo haddii ay taageero ka codsadeen ciidamada Itoobiya.

Waxaa kale oo uu ugu baaqay in uu soo sheego tallaabooyinka la qaaday si loogu baahdo xaaladda ay ku dhinteen dadkii dhintay iyo kuwa dhaawacmay intii u dhaxaysay 13-15 kii Diisambar, ciidamada hawsha ku jiray makrii uu socdeen banaanbaxyasa Baydhaba iyo su’aalo Kale.

Xigashada Warkan VOA

22 COMMENTS

  1. delega trattamento dati personali

    lampadari moderni in legno addobbi cucina ausverkauf mode baby f眉脽linge winter diffusori atmos gli occhiali da sole 2016 orecchini dodo cerchio rowenta mini turbo brush pro seidenstr眉mpfe kinder braun personal care borsa tracolla giorgio armani prodott…

  2. hay tablett tisch

    baby kuscheltiere weite jeans damen frisuren gestuft ersatzteile f眉r autos shiseido make up verkleidung polizist kind wellness 4 tage g眉nstig telefon testberichte frappe mixer preisvergleich angaben rechnung schmale schwarze hose oversize schal beige l…

  3. I used to be wondering if you looked at changing the structure of your site?
    Its well written; I love what youve got to say. But you could
    possibly could a little more in the way of content so people could get in touch with it
    better. Youve got a great deal of text for only having one or two images.
    You could possibly could space it out better?

    Feel free to visit my web-site – VerlieZWelty

  4. led 谢邪屑锌邪 写谢褟 褋褍褕泻懈 谐械谢械泄 懈 谐械谢褜 谢邪泻芯胁 sun 5 48 胁褌

    妤藉ぉ甯傚牬 銉炪偔銈枫儻銉炽償 銈儸銉冦儓 銉儙銉堛兗銉?骞句綍瀛?銈ㄣ儸銈兂銉?aw浜堢磩璨╁2 coola 銈偡銉炽儭銉堛儶銉?way銉併儱銉笺儷銉囥儖銉犮偣銈兗銉?妤藉ぉ甯傚牬 妤姐仭銈?銈枫儳銉笺儎銇€氳博 銈汇兗銉?銈炽儍銉堛兂銉嬨儍銉堛儥銈广儓 銉欍偣銉?adam et rope 褉械屑械薪褜 蟹邪屑褕械胁褘泄 泻芯褉懈褔薪械胁芯谐芯 褑胁械褌邪 jk 7 泻薪懈谐邪 写械胁芯褔泻邪 褋 蟹械屑谢懈 泻懈褉 泻褍锌懈褌褜 泻薪懈谐褍 泻芯屑谢械泻褌 邪泻褋械褋褋褍邪褉芯胁…

  5. Leading Online Pharmacy – Contact us at +1 (917) 259-3352 for unbelievable rates, discount and offers on any medicine. Get it delivered free of cost at your door steps, call us today. Phone : +1 (917) 259-3352

  6. Oh my goodness! Amazing article dude! Thank you so much, However I am going through difficulties with your RSS. I don’t know the reason why I am unable to join it. Is there anyone else having similar RSS problems? Anyone that knows the answer will you kindly respond? Thanks!!

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here