Dowladda Turkiga waxay hadalkaasi ku sheegtay qoraal shalay lagu soo daabacay Faafinta Rasmiga ee dalkaasi, waxayna Dowladda Turkiga si rasmi ah u oggolaatay Heshiiska Is-fahamka (MoU) ee ay DFS la gaareen bartamihii bishan June, kaasi oo ku adaanaa inay Labada Dowladood iska kaashadaan Kalluumeysiga iyo beerista Kalluunka (cooperation in fishing and fish farming).
Heshiiska Is-fahamka ee labadooda Dowladood waxa uu dhigayaa inay Somalia iyo Turkiga iska kaashan doonaan Khayraadka Badda Somalia, iyadoo la muujinayo Mas’uuliyad Khaas ah iyo inay Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda ee DFS awood u leedahay inay u fasaxdo Doonyaha iyo Maraakiibta Kalluumeysiga ee Turkiga inay ka kalluumeysan karaa Xuduud-baddeedka Somalia.
kale oo uu dhigayaa in ay Labada Dowladood hagaajiyaan Nidaamka lagula soconayo Kalluumeysiga.
Qoraalka ka soo baxay Dowladda Turkiga waxaa kaloo lagu sheegay in la samayn doono Guddi Wadajira ee Kalluumeysiga Labada Waddan, kwuaasi oo la filayo inay Kulankooda ugu horreeya bisha Janaayo ee sannadka soo socda ku yeeshaan Caasimadda dalka Turkiga ee Ankara.
Xigasho: Anadolu News Agency (AA)
Great article. I will be experiencing a few of these issues as well..
cbd oil todohemp cbd hemp cbd cream
cbd tincture cbd online best cbd products cbd distillery
cialis black uk is 5mg of cialis effective
just cbd https://cbdtincturesui.com/ – cbd oil todohemp ceremony cbd oil cannabinoid
cialis bahasa indonesia cheap cialis alternatives
cbd oil online for sale your cbd store mediterra