Faahfaahin: Heshiis buuxa oo laga gaaray murankii XAJKA

18
6526

Muqdisho (RBB) – Wasaaradda diinta awqaafta iyo arrimaha diinta Soomaaliya iyo shirkadaha diyaaradaha ee ka qeyb galaya arrimaah Xajka ee sanadkaan ,ayaa waxa ay hehsiis ka gaareen khilaafkii ka dhashay arrimaha xajka.

Ku simaha wasaaradda awqaafta iyo arrimaha diinta xukuumadda Soomaaliya ahna wasiiru dowlaha wasaaradda oo ku sugan dalka Sacuudiga ayaa sheegay in madaxda shirkadaha duulimaadyada ay go’aan ka gaareen khilaafkaas, isla markaana shan shirkadood ay sanadkaan duulimaadyada ka qeyb qaadan doonaan.

Laba ka mid ah ayaa loo ogolaaday in ay tagaan Sacuudiga, oo ah kuwii hore xajka u tagi jiray, halka saddexda kale ee ku soo biiray ay xujeyda geynayaan Jabuuti iyo Kenya, halkaasi oo ay ka qaadeyso shirkadda diyaaradaha Sacuudiga.

Sanadkaan Soomaaliya waxaa loo ogolaaday in ay ka baxaan 9,300 oo qof.

Farxaan Sheekh Maxamuud oo ah sarkaalka safaaradda Soomaaliya ee loo xil-saaray artrimaha xajka, ayaa waxa uu sheegay in shanta shirkadood ay duulimaad labo ka mid ah sida Jubba iyo Daallo ay si toos ah Muqdisho uga qaadi doonaan, halka saddex kale oo kusoo korortay ay geyn doonaan xujeyda Nairobi iyo Jabuuti.

Si kastaba murankii ka dhashay arrimaha xajka ayaa sababay in ay xilalkii  ku waayaan wasiirkii awqaafta iyo arrimaha diinta iyo maareeyihii duulista hawada.

18 COMMENTS

  1. Spot on with this write-up, I actually believe that this amazing site needs a great deal more attention. I’ll probably be back again to read through more, thanks for the info!

  2. Nice post. I learn something new and challenging on websites I stumbleupon every day. It will always be useful to read through articles from other writers and practice something from their websites.

  3. Hello there, I do believe your website might be having web browser compatibility problems. When I take a look at your site in Safari, it looks fine however, when opening in Internet Explorer, it’s got some overlapping issues. I merely wanted to give you a quick heads up! Apart from that, great website!

  4. Leading Online Pharmacy – Contact us at +1 (917) 259-3352 for unbelievable rates, discount and offers on any medicine. Get it delivered free of cost at your door steps, call us today. Phone : +1 (917) 259-3352

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here