Falanqeyn: Sababta uu madaxweyne Farmaajo u magacaabi la’ yahay RW

0
256

Shuraako Featured on VOA Somali

Muddadii ugu badneyd abid ayuu dalku yahay ra’iisul wasaare la’aan, waxaana dad badani ay isweydiinayaan sababta muddadaas ay u qaadatey.

Inkastoo aysan jirin sharci dhigaya in 30 cisho gudahood lagu soo magacaabo madaxa xukuumadda, haddana, waxa ay aheyd dhaqan muddo soo jirey in madaxweyne walba uu 30 cisho ku soo magacaabo ra’iisul wasaare.

Qeybtan hoose ka dhageyso warbixin ka hadlaysa arrintaasi iyo wareysi aynu la yeelannay guddomiyihii hore ee maxkamadda sare ee dalka, garyaqaan Ibraahim Iidle Suleymaan.