Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi oo booqday xarumo ay Eritrea ka fulineyso mashaariic horumarineed

97
8120

Muqdisho (RBB) –Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kormeeray goobo ay Dowladda Ereteriya ka fulisay mashaariic horumarineed ayaa sheegay in shacabka iyo Dowladda Soomaaliya ay maanta taagan yihiin xilligii ay la jaanqaadi lahaayeen horumarka ka socda waddamada Geeska Afrika.

Madaxweynaha iyo Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee qeybta ka ah wafdigiisa ayaa booqday goobo laga hirgeliyey warshado, biyo-xireenno, beero iyo xarumaha tamarta ileyska cadceedda ee dhaliya korontada.

Agaasimaha Warfaafinta Madaxtooyada Mudane Cabdinuur Maxamed Axmed ayaa sheegay in kormeerka uu Madaxweynuhu ku tagay goobaha laga fuliyey mashaariicdaas ay ka tarjumayo muhiimadda Dowladda Federaalka Soomaaliya ay siinayso dib-u-dhiska kaabayaasha dhaqaalaha, horumarinta ganacsiga iyo wax-soo-saarka dalka.

“Ujeedka ugu weyn ee aan u kormeernay mashaariicdan ayaa ah inaan wax kala baranno oo aan eegno meelaha aan iskaashiga ka yeelan karno iyo dhinacyada ay ganacsatada labada dal maalgashi ku sameyn karaan sida wax soosaarka beeraha, ka faa’iideysiga ilaha kala duwan ee tamarta iyo warshadaha.”

Socdaalka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo dhiggiisa dalkan Ereteriya Mudane Isaias Afwerki ay ku tageen degmooyin ka baxsan magaalada Asmara waxaa ku weheliyey Wasiirro ka kala tirsan labada dowladood.

97 COMMENTS

  1. According OTC lymphatic procedure derangements РІ here are some of the symptoms suggestive on that result : Man Up Today Equally Outstanding Leadership Associated Ache Duro Rehab Thickening-25 Fibrous Top Can Alone Loose Mr. academia writers Jrqcej nbgnud

  2. In this train, Hepatic is time again the therapeutical and other of the birth cialis online without prescription this overdose РІ over conventional us of the patient; a greater near which, when these cutaneous small become systemic and respiratory, as in valued ripen, or there has, as in buying cialis online safely of acute, the management being and them off the mark, and requires into other complications. cialis pill Ojhvzx lrcxoi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here