Fursadaha uu heysto Madaxweyne Erdogan in dib loo doorto (Loolanka adag ee Doorashada Turkiga)

5912
78063

Dadweynaha Turkiga ayaa u dareeray doorashada dalkaasi ee madaxtinimada iyo Baarlamaanka dalkaasi oo mar qura dhaceysa, iyadoo ah doorasho lasoo hor mariyey markii dastuurka dalkaasi wax laga bedelay oo awood balaaran la siiyay Madaxweynaha dalkaasi.

Doorashadan ayaa noqon doonta tii ugu adkeyd ee uu loolan culus soo wajaho madaxweynaha shacbiyadda leh ee Recep Tayyip Erdogan oo isbedel weyn ku sameeyay dalka Turkiga, isla markaana caddow badan ku yeeshay dalalka waaweyn ee Carbeed iyo Reer Galbeedka.

Waxaa madaxweyne Erdogan oo muddo 15 sano ka badan talada dalkaasi soo hayey la tartamaya musharaxa isbahaysiga mucaaradka Muharrem Ince oo ah cilmaani ay siyaasaddiisu tahay garabka bidix dhexe.

Inkastoo Xisbiga Erdogan AK leeyahay shacabiyad, haddii ay doorashada adkaato ugu danbeyn la saadaalinayo inuu ku so baxo Erdogan, haddana waxaa la isku waafaqsan yahay inuu wajahayo loolankii ugu adkaa ee taariikhdiisa doorasho.

5912 COMMENTS

  1. ruger ec9s

    […]that could be the end of this article. Here you’ll come across some websites that we assume you will appreciate, just click the hyperlinks over[…]

  2. buy Instagram followers

    […]Wonderful story, reckoned we could combine several unrelated data, nonetheless really worth taking a look, whoa did one particular discover about Mid East has got more problerms as well […]

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here