Golaha Wasiirrada oo Yeeshay kulan ay ku Ansixiyeen Xeerka Xayiraadda Lacagaha

12
5622

Axad,  September, 02, 2018 (RBB NEWS) – Kulan ay Muqdisho ku yeesheen golaha wasiirrada xukuummadda federaalka Soomaaliya ayaa lagu ansixiyay xeerka xayiraadda lacagaha oo ay soo gudbisay wasaaradda maaliyadda, kaas oo qayb ka qaadanaya barnaamijka xukuummadda ee hufnaanta iyo daah-furnaanta.

Shirka maanta oo uu shir guddoominayay ra’iisul wasaare Xasan Cali Khayre ayaa dood iyo falanqayn kadib waxa ay wasiirradu cod aqlabiyad leh ku meel mariyeen xeerkan oo dawladda u oggolaanaya in xayirto lacagaha la xaqiijiyo in waddo qaldan ay ku socdeen ama hab sharci darro ah loo isticmaalayay.

Wasiiru dawlaha Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Cabdullaahi Xaamud Maxamed ayaa sheegay in xeerkan, oo qayb wayn ka qaadanayaa sugidda amniga, qorshaha ilaalinta hantida dadwaynaha iyo dagaalka ka dhanka ah musuqmaasuqa, loo gudbinayo baarlamaanka federaalka Soomaaliya si ay u meel mariyaan kadibna uu u noqdo sharci rasmi ah.

This slideshow requires JavaScript.

12 COMMENTS

  1. LEORY venta al por mayor Durable altavoz 2 v铆as Audio frecuencia divisor altavoz cruzado filtros DIY 80W

    bergensavisen maria s酶rger for at hundrevis av barn f氓r sk氓l bolle solaris jeans diesel homme en gros toile de jute cs 380 gr m虏 veste velours c么tel茅 urban classics noir sherpa quiksilver boardshort reptile red blue rouge pas d茅bardeur blanc simple fem…

  2. Знаете ли вы?
    Один из старейших музеев Амстердама находится в церкви на чердаке.
    17 бойцов остановили под Старым Осколом более 500 оккупантов.
    Иракский физрук получил мировую известность под псевдонимом «ангел смерти».
    Фиктивно отменить рабство в Камбодже её короля заставили французские колонизаторы.
    Российских легкоалетов могут сурово наказать за действия чиновников от спорта.

    arbeca

  3. bodies personalizados expecting art barcelona

    boutique olivia moda para la mujer chilena dermoviva crema para el cuerpo todo tipo de piel 200 ml descuento moncler gamme bleu red polo con blas贸n bordado tenis reebok blanco escolar livre recette entremet toilettr忙ner ur bl氓 rem hama iskolat谩ska szet…

  4. We’re a group of volunteers and opening a new scheme in our community.

    Your website provided us with valuable information to work on. You’ve done an impressive job and our whole
    community will be thankful to you.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here