Guddiga Doorashooyinka Soomaaliya oo Dadaal ugu Jira Qabsoomidda Doorasho Qof iyo Cod-kiisa ah

590
5853

Image result for voa somalia logo

JIMCO, AGOOSTO 10, 2018 “Guddiga doorashooyinka Soomaaliya oo kaashanaya waddamada gobalka ayaa wada dadaallo iyo diyaar garow xooggan oo ah sidii doorasho qof iyo codkii oo xalaal ah ay uga qabsoomi laheyd Soomaaliya sanadka 2020-ka.

Magaalada Nayroobi waxaa lagu soo gaba’gabeeyay kulan lagu soo bandhigay daraasad ku saabsan waddamadii ay horay dagaallada sokeeye uga dhaceen ee haddana qabtay doorashooyin cod iyo qof ah.

Daraasaaddaasi ayaa ujeedkeedu uu ahaa sidii ay guddiga doorashooyinka iyo xubno ka socday hey’adaha siyaasadda ee Soomaaliya wax uga baran lahaayeen.

590 COMMENTS

  1. Wow, marvelous blog layout! How long have you been blogging for? you make blogging look easy. The overall look of your web site is fantastic, let alone the content!

  2. May I simply just say what a relief to discover someone who actually knows what they’re talking about on the web. You definitely understand how to bring a problem to light and make it important. More people really need to check this out and understand this side of your story. It’s surprising you aren’t more popular because you definitely have the gift.

  3. Thank you a lot for sharing this with all of us you actually realize what you are speaking about! Bookmarked. Kindly also discuss with my website =). We may have a hyperlink change agreement among us!

  4. An impressive share! I have just forwarded this onto a co-worker who had been doing a little homework on this. And he in fact ordered me lunch simply because I found it for him… lol. So let me reword this…. Thanks for the meal!! But yeah, thanks for spending the time to discuss this topic here on your web site.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here