Guddoomiye Maxamed Mursal iyo Ra’iisul Wasaare Kheyre oo kulan uga socdo meel ka baxsan Madaxtooyada

31
6102

17/12/2018 ( RBB NEWS) – Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan iyo Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa caawa kulan ku leh magaalada Muqdisho.

Kulankan ayaa ka socda Xarunta Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare oo ku dhow Isgoyska Zoobe, halkaasoo ammaankeeda si aad ah loo adkeeyay, ciidamada Amniga ay goor sii horeysay xireen.

Warar lagu kalsoonaan karo ayaa sheegaya in kulanka looga hadlayo arrimaha xiisada Koofur Galbeed, Mooshinka ka yaalla Madaxweyne Farmaajo.

Ilo kala duwan ayaa xaqiijinaya in kulan la doonayay in la isu keeno Madaxweyne Farmaajo iyo Guddoomiye Maxamed Mursal uu qabsoomi waayay, kaddib markii dhanka Madaxweynaha ka adkaatay.

Labada Mas’uul ayaa ku kulmaya meel ka baxsan Madaxtooyada, waana markii u horeysay ee Madaxtooyada loo arko meel aan dhex dhexaad aheyn, halkaasoo todobaad ka hor uu ka soo guuray Guddoomiye Mursal, kaddib xayiraado la saaray markii uu qabtay Mooshinka.

31 COMMENTS

  1. After looking into a handful of the blog articles on your web page, I seriously like your way of blogging. I saved it to my bookmark webpage list and will be checking back soon. Please visit my web site as well and let me know what you think.

  2. Leading Online Pharmacy – Contact us at +1 (917) 259-3352 for unbelievable rates, discount and offers on any medicine. Get it delivered free of cost at your door steps, call us today. Phone : +1 (917) 259-3352

  3. I really love your site.. Great colors & theme. Did you build this web site yourself? Please reply back as I’m attempting to create my own personal site and would like to learn where you got this from or exactly what the theme is named. Kudos!

  4. Leading Digital Marketing agency in India and Kolkata, Leading Web Design company. Providing web designing and Digital marketing services, Digital marketing course, and certification with an internship.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here