Gudi loo xil saaray qaban qaabada Xaflada Xilwareejinta Duqa Muqdisho oo la magacaabay

0
282

Sabti, RBB News – Gudoomiye Ku-xigeenka Maamulka iyo Maaliyada ahna sii-hayaha Gudoonka Gobolka Banaadir Ibraahin Mahad Alle ayaa Magacaabay Gudiga qaban qaabada Xaflada Xil Wareejinta Gudoonka Gobolka, Iyadoo Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo uu dhawaan magacaabay Gudoomiyaha cusub ee Gobolka Banadir ahna Duqa Magaalada Mudane Cumar Maxamuud Filish.

Ilaa iyo sagaal xubnood ayaa loo xil saaray qaban qaabada Xaflada Xil Wareejinta Lifaaqa hoose ka aqriso magacyada Xubnaha