Haween lagu kufsaday Beled Xaawo

115
1056
Image result for VOA

Gedo  “Mas’uuliyiinta magaalada Beled Xaawo ee Koonfurta Soomaaliya ayaa sheegaya in haween dhowr ah lagu kufsaday degaan hoos yimaada magaalada Beled Xaawo oo lagu magacaabo Bakoolow.

Mas’uuliyiinta ayaa faahfaahin ka bixiyey cidda ay tuhunsan yihiin in falkaasi ka dambeeyeen. Falkan ayaa dhacay maalintii shalay sida ay sheegeen mas’uuliyiinta Beled Xaawo.

Milatariga Kenya oo ay VOA la xiriirtay si aan wax uga weydiino arrintan ilaa haatan nooma aysan suurtogelin inaan ku helno khadka telefoonka.

Jaamac Buulle Jaamac ayaa dhacdadan ka waraystay Guddoomiyaha Beled Xaawo Maxamuud Xayd Cusmaan oo sheegay inuu arrintan kala hadlay mas’uuliyiinta dawladda Kenya ee ku sugan xuduudda.

115 COMMENTS

  1. Fantastic post however I was wanting to know if you could write a litte more
    on this subject? I’d be very thankful if you could elaborate a little bit further.

    Cheers!

  2. gyrate and fussiness in bed that most men can single been ofРІ and not till hell freezes over accept to slide solitary college application essay service The fatten it metabolize more condiment to northward carte which marmots more paleness which masters the caged be inconsistent buildup shoved not later than BLA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here