Hawl-Wadeenada Caafimaadka oo walaac ka muujiyey hoos u dhac ku yimid tallaalkii carruurrta xilliga cudurka Covid-19

0
606

hamiis, Luulyo 23, 2020 (RBB NEWS)  – Hawl-Wadeenada daryeelka caafimaadka ee gobolka Minnesota ayaa walaac ka muujiyey hoos u dhac yimid tallaalkaii caruurta xilli adduunka uu la wareersanyahay cudurka dilaaga ah ee Covid-19. Carruurta oo si joogta ah tallaalkooda u qaato ah u qaato tallaalkooda wuxuu ka hor-istaaga cuduro badan.

Waaxada Caafimaadka ee gobolka Minnesto warbixin ay soo saartay ayeey shaaca uga qaaday in uu aad hoos ugu dhacay tallaalka carruurta ay da’doodu ka yartahay labo (2) sanno. Xogtaan oo laga soo arruurisay cudurada JADIICADA iyo QAAMO-QASHIIRKA  mudadii u dhexeysay sannadkii 2019 ilaa iyo 2020.