Hoobiye ku soo dhacay suuqa labaad ee ugu weyn magaalada muqdisho

0
503

Talaado 5 Maarso (RBB News) – Wararka aan ka heleeno suuq Bacaad ee degmada yakhshiid ee gobolka banaadir ayaa sheegayo in gabaldhici caawo oo ku soo dhacay hoobyo isla markaana uu geestay qasaaro isku jiraan naf iyo maal.

Wararka wexey intaas ku darayaan in halkaasi ku dhimatay hal haweeney oo ganacsata ah oo ku sugneed agaarka meesha loo yaqaano sarifka ee degmadaasi