Hubkii ay wateen dalbeydii weerartay Hotel DusitD2 oo noqday kuwo Dowlada Soomaaliya soo iibsatay

19
11161

Isniin., Janaayo, 21, 2019 (RBB NEWS) – Dowlada Kenya oo wada baaritaano dhinacyo badan ah oo la xiriira weerarkii toddobaadkii hore lagu qaaday dhismaha DusitD2 ee magaalada Nairobi ayaa waxaa la xaqiijiyay in saddex ka mid ah qoryihii ay isticmaalayeen dableyda weerarka geysatay ay ahaayeen kuwo ay dowlada federalka Soomaaliya ka soo iibsatay dibadda.

Sida uu daabacay mid kamid  ah warbaahinta Kenya DailyNation waxaa ay ciidamada Kenya gacanta ku hayaan shan qori oo ay isticmaalayeen dableydii gudaha u gashay hotelka DusitD2, lana ogaaday in saddex ka mid ah oo laga tirtiray sumada ama lambarka qoriga ay yihiin kuwo la mid ah kuwa ay isticmaalaan ciidamada Milatariga Soomaaliya.

Hase yeeshee labada qori ee kale oo ay wateen dableydii weerartay Nairobi toddobaadkii hore ayaan la xaqiijin halka ay ka heleen ururka Al-Shabaab.

“Dowlad kasta waxa ay leedahay sumad ay u isticmaasho hubkeeda qoryihii laga helay  14 Riverside Drive waxaa ka muuqday sumadda  ‘SO’ oo ah calaamada ay isticmaalaan ciidamada Dowlada Soomaaliya.”ayaa lagu daabacay wargeyska DailyNation.

Qoryaha AK-47 ee laga helay Dhismaha 14 Riverside ayaa la rumeysan yahay in haweeney aan la garanayn ay soo gelisay gudaha dalka Kenya.

Golaha Ammaanka Qaramada Midoobay ayaa bishii November ee sanadkii hore waxa uu ka digey in hubka ay Dowlada Soomaaliya soo iibsato ay u gacan galaan kooxaha ka soo horjeeda.

Qaramada Midoobay ayaa hore u sheegtay in shan qori oo AK ah oo lagu qabtay howlgalo laga sameeyay gudaha dalka Kenya labo ka mid  ah ay ahaayeen hub ay dowlada Soomaaliya soo iibsatay sanadkii 2013 kadib markii qeyb ahaan laga qaaday

19 COMMENTS

  1. giochi gratis italiano

    saturn e mail kontakt m盲ntel und jacken f眉r damen was kostet ein raclette scatolette per cani economiche attrezzi per sport fenster weihnachtsdeko tisch holz braun rasierer scherkopf adapter usb kabel steckdose totenkopf schminken kerzen kindergeburtst…

  2. Dragon Ball Z Capsule Corp Metal For Galaxy Grand A3 A5 A7 A8 A9 A9S On5 On7 Plus Pro Star 2015 2016 2017 2018

    For Galaxy J1 J2 J3 J330 J4 J5 J6 J7 J730 J8 2015 2016 2017 2018 mini Pro Soft TPU Covers Cases Adventure Time Protector Phone Case Cartoon Little Prince And Fox For Galaxy Grand A3 A5 A7 A8 A9 A9S On5 On7 Plus Pro Star 2015 2016 2017 2018 Soft TPU Cas…

  3. haszn谩lt digit谩lis orgona

    ce back protector revit seesoft rv blue black manuale duso omicron iv spesometro automatic text summarization as applied to information 褔芯屑褍 锌械褔械 谐械谢褜 谢邪泻 锌褉懈 褋褍褕褨薪薪褨 胁 谢邪屑锌褨 sportia prodigy disc europe frisbeegolf 60 cm g谩zt疟zhely 枚sszecsukhat贸 m疟anya…

  4. 蟺蟻慰蟽蠁慰蟻苇蟼 伪谓未蟻喂魏维 伪蟻蠋渭伪蟿伪

    polk audio signature s20e 畏蠂蔚委伪 home cinema black 未蟻伪蟺伪谓慰魏伪蟿蟽维尾喂未伪 畏位蔚魏蟿蟻喂魏维 魏伪蟿蟽伪尾委未喂伪 essential mata edukacyjna lionelo anika blue elektryczne auta s膮 ekologiczne badania m贸wi膮 co innego casual 纬蠀谓伪喂魏蔚委伪 味伪魏苇蟿伪 渭蔚 纬慰蠉谓伪 蟽蟿慰 魏慰位维蟻慰 慰 魏蠈蟽渭慰蟼 蟽蟿伪 纬维谓蟿喂伪…

  5. macchina x aerosol costo

    nike 270 donna kinder karneval schminke papier online kaufen closed kollektion 2019 abschlusskleider schwarz spitze twin set neue kollektion le acconciature pi霉 belle massaggiatore per cervicale prezzi scarponi da montagna scarpa ventole pc portatile c…

  6. jbl tr氓dl枚sa

    blog 3d fitness academy leh谩tka pro ryb谩艡e fiche de donn茅es de s茅curit茅 alcool a rubans led 220v de qualit茅 茅cologique veste homme new olive green bra 18 氓rs presenter billaddare 12v tr盲dg氓rdsm枚bler 8 stolar k枚p kl盲der online dam 蠁慰蟻蔚渭伪蟿伪 纬蠀谓伪喂魏蔚喂伪 纬喂伪…

  7. 讞讬讚讜砖讬诐 讟讻谞讜诇讜讙讬讬诐 讘讻诇诇讬转 讻诪讜谞讬

    谞讜注专 专讙诇 诪讗诪讬谉 讘诪拽讜诐 讛讝讛 mother of pearl schoenen online kopen gratis verzending country music hall of fame class of 2019 includes brooks sneakers l 驻讜住讟讬诐 驻讬讬住讘讜拽 拽讜专拽讬谞讟讬诐 讞砖诪诇讬讬诐 诇诪讘讜讙专讬诐 讚讙诪讬诐 讙讚讜诇讬诐 讙讜 讗诇讻住谞讚专 讞转诐 专砖诪讬转 讘诪讻讘讬 转诇 讗讘讬讘 讜讜讗诇讛 住驻讜专讟 谞…

  8. Hello! Would you mind if I share your blog with my twitter group?
    There’s a lot of folks that I think would really enjoy your content.
    Please let me know. Thanks

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here