Arbaco, August, 08, 2018 (RBB)– Tan iyo wixii ka danbeeyay markii ay rabshaduhu ka dhaceen qeybo ka mid ah dhulka ismaamulka Soomaalida Itoobiya waxaa habi ahaanba is taagan dhaqdhaqaaqii iyo isku socodkii dadka iyo ganacsiga Jigjiga ay la laheyd qeybaha kale ee dalka iyo deegaannada dariska la ah.
Waxaa maanta dib u bilaawday isku socodkii gaadiidka iyo shacabka isaga kala gooshi jiray labada magaalo Jigjiga iyo Wajaale sida uu sheegay taliyaha laanta socdaalka gobolka Gabiley C/rashiid Axmed Xassa oo la hadlay Idaacada VOA.
“Isku socodku caadi buu ku soo noqday hadda, labadii maalmood ee la soo dhaafay ma jirin wax ganacsi ama isu socod labada magaalo ah, laakiin hadda waa caadi, gaar ahaan dhinaca deegaannada Soomaaliland ayeey dadku aad u soo galayaan, ” ayuu yiri taliye C/rashiid.
Dadka rayidka ah ayeey saameynta ugu ku yeesheen rabshadaha iyo guud ahaanba is badalladii maalmihii aynu soo dhaafnay ka jiray qeybo ka mid ah dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya, waxaana dhibaatooyinka soo food saaray dadka ka mid ahaa in uu meesha ka baxay isku socodkii gaadiidka magaalooyinka kala duwan dhulka Ismaamulka Soomaalida.
Laakiin hadda waxaa muuqata in xaaladu caadi ku soo noqoneyso, islamarkaana dadku ka rajo qabaan in adeegyadoodii kala duwanaa dib u bilaabaan.
This is a good tip especially to those fresh to the blogosphere. Short but very precise information?Appreciate your sharing this one. A must read post!
I have read so many articles or reviews concerning the blogger lovers except this post
is in fact a good article, keep it up.
Saved as a favorite, I love your blog!
Bernice bobs her hair essay topics .
Proceed to Order!!! https://mapadelasprepagos.com/user/profile/757
UYhjhgTDkJHVy
proscar online proscar price where to buy proscar 5 mg
Your style is so unique in comparison to other people I have read stuff from. Thanks for posting when you have the opportunity, Guess I will just book mark this site.
Esl admission paper editing service usa .
Order NOW!!! http://penang-forum.com/index.php?action=profile;u=94237
UYhjhgTDkJHVy
Toefl reading full test pdf .
Order NOW!!! https://free-global-ads.com/user/profile/8203
UYhjhgTDkJHVy
I think this is among the most important information for me.
And i’m glad reading your article. But want to remark on few
general things, The website style is ideal, the articles is really great : D.
Good job, cheers
I couldn’t resist commenting. Exceptionally well written!
Hello, you used to write magnificent, but the last few posts have
been kinda boring? I miss your tremendous writings. Past few posts are just a bit out of track!
come on!
Esl curriculum vitae writers for hire .
Order NOW!!! https://images.google.cl/url?q=https://studybays.com
UYhjhgTDkJHVy
vietnamese viagra recipe
blog topic