Itoobiya Soomaaliya iyo Eriteriya Masii Yeelan Doonaan Mustaqbalka Saddex Madaxwayne

19
5298
Axad,November, 11, 2018 (RBB NEWS) – Ra’iisul wasaaraha dalka Itoobiya, Abiy Axmed ayaa sheegay gobolka Geeska  Afrika inuu sii yeelan doonin saddex madaxwayne, isagoo ka hadlayay khudbad uu ka jeedinayay Tibebe Ghion Specialized Hospital ee magaalada Bahardar ee gobolka Amxaarada, iyadoo ay dhinac taaganyihiin madaxwaynayaasha Soomaaliya iyo Eriteriya, sida laga soo xigtay  Eritrean Press (EP).
Ra’iisul wasaaraha Itoobiya, kuma soo darin hadalkiisa goorta loo cayimay inay midoowaan dalalkan, balse waxaa uu kusoo koobay mustaqbalka.
Madaxwaynaha Eriteriya Isais Afwerki, madaxwaynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo Dr Abey ayaa booqday magaalada Gondar oo uu ku aasanyahay madaxwaynaha Eriteriya awoowgiisa, saddexda hoggaamiye ayaa kulan saddex geesood ah oo ay yeesheen waxaa ay uga hadleen dhaqaalaha, isdhexgalka siyaasadda Geeska Afrika iyo heshiiskii Asmara ay horay ugu soo saxiixdeen.
Madaxwaynaha Soomaaliya ayaa wargayska uu kasoo xigtay khudbad uu ka jeediyay magaalada Gondar in taariikhda Geeska Afrika ay isbadashay.
“Hadda waxa aynu u gudbaynaa wada shaqayn dhanka gobolka, horumarinta dhaqaalaha iyo inaan xaqiijino iyo la dagaallanka faqriga”.ayuu yiri Farmaajo.
Ra’iisul wasaaraha Itoobiya, Abiy Axmed ayaa baahiyay isbadalka uu horseedka u yahay ee ka dhacay dalka Itoobiya, waxaana hoggaamiyayaasha saddexda ka dhaxeeya xiriir iyo iskaashiga dhinacyo badan leh,kaas oo isku soo dhaweeyay.

19 COMMENTS

  1. green a4 paper

    mersun abs valo palaa 奴dens filtrs geizer 3 bio 331 16016 e 锌芯泻褍锌泻邪 胁 芯写懈薪 泻谢懈泻 褍胁械谢懈褔懈胁邪械屑 泻芯薪胁械褉褋懈褞 懈薪褌械褉薪械褌 屑邪谐邪蟹懈薪邪 isales kotn铆kov茅 boty sergio todzi obuv trendy sony car speakers buy sony car sonos move vs bose portable home speaker youtube rms 1…

  2. livraison rapide sans plomb hasl carte

    gar莽on blanc hoodies distributeurs en douduone beige boss homme 2019 manteau en coton soldes popular 05 jeu de soci茅t茅 les aventuriers du rail express tidudi hernandez choisit bien s没r d茅finitivement les bleus le point 胃蔚位蠅 谓伪 蟺伪喂尉蠅 蟺伪喂蠂谓喂未喂伪 未蠅蟻蔚伪谓 渭蟺…

  3. orly genius remover v铆ce煤膷elov媒

    man啪etov茅 knofl铆ky piercing do bradavky o krou啪ek luxor odpo膷inkov茅 k艡eslo zelen茅 m枚bler seiffen i. erzgeb nr. 20831 oldthing w盲rme im gew盲chshaus erzeugen orig. foto soldat uniform abzeichen in umschlag frankreich nr aerolite leichter abs hartschale 4…

  4. 泻芯褋褌褞屑 谐芯褉泻邪 3 褎谢懈褋 斜邪褉褋 锌褉芯写邪卸邪

    泻褉邪褋懈胁褘械 锌芯蟹写褉邪胁谢械薪懈褟 褋 写薪械屑 褍褔懈褌械谢褟 胁褋械褏 写芯谢褜褔械 谐邪斜斜邪薪邪 3 懈屑锌械褉邪褌褉懈褑邪 屑褍卸褋泻懈械 褌褍褎谢懈 tarol 218 1谢胁 薪芯胁褘械 锌械褉褔邪褌泻懈 蟹懈屑薪懈械 薪邪 写械胁芯褔械泻 屑芯谢芯写械卸薪褘泄 褉褞泻蟹邪泻 写谢褟 薪芯褍褌斜褍泻邪 15 斜芯褌懈薪泻懈 芯褋械薪褜 胁械褋薪邪 卸械薪褋泻懈械 褏邪谢邪褌褘 屑褍卸褋泻懈械 褋 泻邪锌褞褕芯薪芯屑 屑邪褏褉芯胁褘械 泻褍锌懈褌褜 胁 屑芯褋泻胁械 锌芯 芯写械…

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here