Jamie Carragher oo meesha ka saaray in Salah uu markale dib u soo celin karo qaab ciyaareedkiisa xili ciyaareedkii lasoo dhaafay

106
3294

(Liverpool) 11 Okt 2018.(RBB SPORT) –   Halyayga kooxda Liverpool ee Jamie Carragher ayaa aaminsan in ay adag tahay Mohamed Salah in markale uu dib u soo celiyo rikoorkiisa cajiibka ahaa ee dhanka gooldhalinta uu ka sameeyay Reds xili ciyaareedkii lasoo dhaafay.

“Mohamed Salah wali waa xidiga koowaad ee kooxda Liverpool sababa la xiriira waxa uu sameeyay xilli ciyaareedkii hore”.

“Waa gooldhaliye, wuxuu dhaliyay xili ciyaareedkii hore goolal fara badan, waxaan rajeynayaa inuu noqdo ciyaaryahanka ugu goolasha badan Liverpool markale xilli ciyaareedkan”.

Mohamed Salah ayaa 44 gool u dhaliyay kooxda Liverpool dhmaan tartamada oo dhan xili ciyaareedkii lasoo dhaafay.

“Waxay ila tahay in Mohamed Salah xili ciyaareedkan uu dhalin karo 25 gool ama 30 gool, isagoo xaqiijiyay inuu markale dib u soo celin doono bandhigiisa gooldhalineed, inkastoo uu sheegay inuu iska lumiyay fursado badan kulamadii lasoo dhaafay”.

106 COMMENTS

  1. I’m more than happy to find this site. I need to to thank you for your time for this fantastic read!! I definitely appreciated every bit of it and I have you bookmarked to see new things on your blog.

  2. When I originally left a comment I seem to have clicked the -Notify me when new comments are added- checkbox and from now on whenever a comment is added I get four emails with the exact same comment. Perhaps there is an easy method you are able to remove me from that service? Thanks a lot.

  3. An intriguing discussion is worth comment. I think that you need to write more on this subject, it may not be a taboo subject but typically folks don’t talk about these subjects. To the next! Kind regards.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here