Kenya oo Markii ugu Horreysay Dhoofisay Saliid

0
368

August 26, 2019 (RBB NEWS) – Dawladda Kenya ayaa maanta si tijaabo ah u billowday dhoofinta saliidda cayriin oo laga dhoofiyey dekedda magaalada Mombasa.

Haddii ay Kenya suuq hesho waxay ganacsi ahaan u billaabi doontaa dhoofinta saliidda sannadka 2023-ka.

Yaasiin Ciise Wardheere ayaa warbixintan kasoo diray magaalada Nairobi.