La taliyihii Madaxweynaha Maraykanka Roger Stone oo xabsiga la dhigey

15
11210

Jimco, Janaayo, 25, 2019 (RBBNEWS) – Siyaasiga Roger Stone oo muddo dheer isbahaysi la lahaa Madaxweyne Trump ayaa lagu xirey magaalada Florida isagoo loo haysto illaa toddobo dambi.

Mr Stone oo lagu wado in la horgeeyo maxkamad ayaa dambiyada loo haysto waxaa ay yihiin kuwo xiriir la leh jabsashada Ruushku uu jabsaday emailada madax ka tirsan xisbiga dimuqraadiga 2016.

Dukumintiyo sir ahaa oo ku jirey emailada ayaa waxaa soo bandhigay shabakada WikiLeaks sanadkii 2016 xilligaa oo uu socday ololihii doorashada Maraykanka.

Madaxii ololaha doorashada ee Hillary Clinton ee 2016 John Podesta ayaa la bartilmaameedsaday jabsiga emailada iyadoo uu hore Mr Stone u sheegay inuu ka warqabay.

Baarayaasha ayaa sheegay in Mr Stone uu qirtey inuu xiriir la sameeyay aasaasihii WikiLeaks Julian Assange kahor inta aan emailada la soo bandhigin waxana uu ku tilmaamay xiriirkaa inuu ahaa mid sharci sax ah.

Mr Stone ayaa u ololeyn jirey ilaa iyo sanadkii 1970kii xisbiga Jamhuuriga oo uu ka tirsan yahay. Siyaasigan Mr Stone ayaa noqonaya qofkii 34aad ee lagu soo oogo dambiyo la xiriira kashifaada emailada xisbiga Dimuqraadiga waxaana ka mid ah dadkaas illaa iyo 25 ruux oo isugu jira saraakiil milatari iyo dad rayid ah oo u dhashay dalka Ruushka.

15 COMMENTS

  1. botas messi 2017

    botas de seguridad caterpillar 100 cuero ibagu茅 romanson uhr zapatillas baloncesto femenino emozionato amici per giocare con i videogiochi a casa foto occhiali prada da vista 2017 a savona un laboratorio natalizio in stile biedermeier addobbi natalizi…

  2. lacoste deston 116 modr茅 ko啪en茅 lace

    plavky podprsenka bandeau s vyj铆. v媒zt n谩ramek dkny nj1866040 vzorn铆k barev baumit life logo potisk brno marie nimrichterov谩 indija predstavila najjeftinije tablet dje膷ji mini cross appolo 49 ccm svjetle膰e trake za kacigu solinarke helene pirc najbolj拧…

  3. Hello there! This article could not be written any
    better! Taking a look at this article reminds me of my
    previous roommate! He always kept preaching about this.
    I am going to forward these details to him. Fairly certain he’ll
    possess a good read. I appreciate you for sharing!

    Here is my site Chef Knife Set With Bag

  4. sarkari jobs

    […]that will be the end of this article. Right here you will discover some internet sites that we think you will appreciate, just click the links over[…]

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here