Maamulka Gobolka Banaadir Oo Burburiyay Guryo Si Sharci Daro Ah Loo Dhistay

975
17557

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa maanta burburiyay guryo si sharci daro ah looga dhistay nawaaxiga Kawaan Bari ee Gobolka Banaadir, kuwaasi oo horay loogu digay balse dhegaha ka fureeystay amarka maamulka.

Duqa Muqdisho Ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow),  Xog-hayaha Guud ee Maamulka Gobolka Banaadir Mudane Cumar Cabdirisaaq Xuseen iyo masuuliyiin kale ayaa kormeer ku tagay goobta ay ka socoto burburinta.

Xog-hayaha Guud ee Maamulka Gobolka Banaadir Mudane Cumar Cabdirisaaq Xuseen oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in dhismayaasha la burburiyay ay ahaayeen kuwo si sharci daro ah looga dhisay dhul danguud ah, waxaana uu xusay in dhowrjeer oo hore loo digay, balse dadka leh dhismayaashaas ay awaamiirta maamulka ka dhega fureeysteen

Dhawaan ayeey aheyd markii Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Eng. Yarisow uu digniin u diray dhammaan dadka degan dhulalkii danta guud sida Jardiinooyinkii iyo xarumaha dawladda inay sida ugu dhaqsiyaha badan u banneeyaan, ciddii awaamiirtan diidana laga burburin doono goob walba oo dhisme sharci darro ah ay ka sameeyso.

975 COMMENTS

  1. Greetings! I’ve been following your web site for a while now and finally got the courage to go ahead and give you a shout out from Humble Texas! Just wanted to tell you keep up the good job!|

  2. Aw, this was a very nice post. In idea I want to put in writing like this additionally – taking time and actual effort to make an excellent article… but what can I say… I procrastinate alot and on no account seem to get one thing done.

  3. Have you ever thought about adding a little bit more than just your articles? I mean, what you say is fundamental and all. Nevertheless think about if you added some great graphics or video clips to give your posts more, “pop”! Your content is excellent but with images and videos, this website could definitely be one of the most beneficial in its field. Amazing blog!|

  4. I¦ve been exploring for a bit for any high-quality articles or blog posts on this kind of house . Exploring in Yahoo I eventually stumbled upon this website. Reading this information So i am happy to convey that I have a very just right uncanny feeling I came upon just what I needed. I most undoubtedly will make sure to do not forget this web site and give it a glance on a continuing basis.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here