Maamulka gobolka Banaadir oo saraakiil musuq maasuq shaqada uga joojiyay

58
8066

Arbaco, August, 15, 2018 (RBB)- Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdirixmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) ayaa soo saaray wareegto uu shaqada kaga joojiyey Saraakiil ka tirsan Ciidanka Ilaalada Deegaanka Xamar (Minishiibiyo) oo lagu soo eedeeyey masuq-maasuq.

Guddoomiyaha oo tix-raacaya soo jeedinta Agaasimaha Waaxda Maamulka Dhulka Dawladda Hoose ee Xamar ayaa u gudbiyey Xeer Ilaaliyaha Qaranka waraaqda shaqo joojinta saraakiishan, isagoona ka codsaday in baaritaan furan lagu sameeyo eedaymaha loo soo jeediyey saraakiishan oo ay ka mid tahay in ay lacago sharci darro ah ka qaateen qaar ka mid ah bulshada Gobolka Banaadir.

Saraakiisha shaqo joojinta lagu sameeyey ayaa kala ah, Taliyeyaasha Ciidanka Illaalada Deegaanka ee degmooyinka Hodan, Warta-Nabadda iyo Shibis, iyadoona Maamulka Gobolka ay u sii igmadeen shaqada ay hayeen saraakiisha shaqada laga joojiyey Kuxigeennadooda.

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa sheegay in ay ka go’an tahay la dagaallanka Musuq maasuqa, waxaana horrey tallaabooyinka sharciga waafaqsan looga qaaday masuuliyiin iyo shaqaale ka tirsanaa maamulka Gobolka oo lagu helay masuq-maasuq iyo wax is-daba-marin.

58 COMMENTS

  1. Terrific paintings! This is the kind of info that are supposed to be shared around the net. Disgrace on Google for not positioning this put up higher! Come on over and visit my site. Thank you =)

  2. Simply wish to say your article is as astonishing.
    The clearness in your post is just cool and i
    can assume you’re an expert on this subject. Fine with your permission allow me to grab your RSS feed to keep
    updated with forthcoming post. Thanks a million and please keep
    up the gratifying work.

  3. themselves, particularly contemplating the truth that you could possibly have carried out it for those who ever decided. The pointers as well served to provide an incredible solution to

  4. It’s going to be end of mine day, however before ending I
    am reading this fantastic piece of writing to increase my know-how.

  5. It as really a nice and useful piece of information. I am glad that you shared this useful information with us. Please keep us up to date like this. Thanks for sharing.

  6. It is in reality a nice and helpful piece of information. I am satisfied that you shared this helpful info with us. Please stay us up to date like this. Thanks for sharing.

  7. Hey There. I discovered your blog the use of msn. That is a very smartly written article.

    I will be sure to bookmark it and return to
    learn more of your useful information. Thanks for the post.
    I will certainly comeback.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here