Madaxa Xukuumadda Galmudug oo Xabsi Guri ka dhigay Odayaal iyo Xildhibaan ka Tirsan Galmudug.

240
9159

Wararka ka imaanaya magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Maamulka Galmudug ayaa soo sheegaya in Madaxda Xukuumadda Galmudug Shiikh Maxamed Shaakir Cali Xasan uu Xabsi Guri ka dhigay Odayaal ka tirsan Dhaqanka Dhuusamareeb iyo Xildhibaan ka mid ah Baarlamaanka Galmudug.

Mid ka mid ah Waxgaradka Dhuusamareeb ayaa KNN u sheegay in Habeenkii 2aad ay Xabsi ku jiraan ku dhawaad 30 oday dhaqameed oo ka mid Waxgaradka Dhuusamareeb kuwaas oo ka arinsanayay Colaad Beeleed ku soo Laabatay deegaanka.

Odayaasha ayaa laga qabtay Dhuusamareeb iyagoo u fadhiya gogasha Nabadeed ee xal u raadinta dagaal Beeleedka gobalka gaar ahaan Nawaaxiga Dhuusamareeb.

Xildhibaanka Xiran ayaa lagu magacaabaa Xildhibaan Cabdi Galad waxa uuna ka tirsan yahay Baarlamaanka Galmudug ee ka yimid dhinac Ahlusunna waxaana loo xiray dadaalo uu ugu jiray in odayaasha la soo daayo.

Masuuliyiinta Galmudug iyo Madaxda Xukuumadda oo aan la xariirnay wali ma helin si aan wax uga weydiino Odayaasha la xiray.

240 COMMENTS

  1. In January pattern year, speck tqev78 flatten ill. It’s okay, honourable a peaceable generic cialis online, which passed in five days. But the temperature suddenly returned past the end of the month: the thermometer showed 33. The servant was urgently hospitalized with fever and convulsions. A few hours later, three-year-old Yegor stopped breathing – he fell into a coma. With the better of a ventilator and a tracheostomy, the doctors resumed the beget of the lungs, but oxygen starvation struck the brain. The kid has lost the total that he managed to learn in three years. The diagnosis is posthypoxic encyphalopathy.

  2. Admiring the time and effort you put into your
    blog and in depth information you offer. It’s nice to come across a blog every once
    in a while that isn’t the same old rehashed material.
    Wonderful read! I’ve bookmarked your site and I’m adding your RSS feeds to my
    Google account.

    Feel free to surf to my site … suadiye escort

  3. Hey would you mind sharing which blog platform you’re using? I’m planning to start my own blog in the near future but I’m having a tough time making a decision between BlogEngine/Wordpress/B2evolution and Drupal. The reason I ask is because your layout seems different then most blogs and I’m looking for something completely unique. P.S My apologies for being off-topic but I had to ask!

  4. When I originally commented I clicked the “Notify me when new comments are added” checkbox and now each time a comment is
    added I get four emails with the same comment. Is there any way you can remove me from that service?
    Appreciate it!

    my web page mattress reviews

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here