Madaxweynaha JFS oo goor dhow u ambabaxay magaalada makkah al mukarramah

0
476

Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa goor dhaw u ambabaxaya magaalada Makkah Al-mukarramah ee Boqortooyada Sucuudi Carabiya halkaas oo uu ka furmi doono Shirka Ururka Iskaashiga Islaamka.

Sidoo kale, waxaa loo yeeray danjireyaal, waxaana uu Madaxweynuhu magacaabay Danjiraha cusub ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u matali doona Boqortooyada Sucuudi Carabiya