Madaxweynaha Mamulka Puntland oo Tacsi u Diray Shacabka Somaaliyeed

0
369

Jimco 1 March 2019 (RBB News) – Madaxweynaha Maamulka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo ku hadlaya afka Goleyaasha Puntland iyo magaca shacab weynaha Puntland ayaa sheegey in ay la qayb sanayaan murugada iyo tiiraanyada walaalahood waxyeeladu kasoo gaartay weerarkii xalay Al-shabaab ay u gaysteen Shacbaka Soomaaliyeed ee kunool Magaalada Muqdisho.