Madaxweynaha Mareykanka Oo Markale Lakulmi doono Dhigiisa Kuuriyada Waqooyi.

13
3444
U.S. President Donald Trump sits next to North Korea's leader Kim Jong Un before their bilateral meeting at the Capella Hotel on Sentosa island in Singapore June 12, 2018. REUTERS/Jonathan Ernst TPX IMAGES OF THE DAY - RC1D123560A0

Arbaco 06 Feebarayo 2019(RBB News) – Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa ka hadlay kulanka ladoonayo in uu layeesho madaxweynaha kuuriyadda waqooyi

Waxa uuu Trump Sheegay in Dhigiisa Waqooyiga Kuuriya Kim Jung-Un ay isku arki doonayaan dalka Vietnaam bishaan dhamadkeeda oo ee yeelan doonaan kulan xasaasi ah,

Labada Masuul waxa ay kawada hadli doonaan hubka nukliir-ka ee uu kuuriya sameyneyso wuxuna trump raba in uu Kim Jung un ka dhaadhacsiiyo in ay barnaamijka nukliir-ka lajoojiyo.

Madaxweynaha Dalka Mareykanka Donald Trump ayaa ka hadlay Derbiga weyn ee uu doonayo inu ka Dhiso xuduuda dalka meksiko, Dhismaha derbigaas ayaa u suuragali weysay, ayadoo xisbiga mucardka ah ee Dimoqraadiga uu ka hor yimaaday.

Trump waxa uu ka codsaday kongresska in ay isuyimadaan oo ay wada shaqeeyaan lakin lama filaayo in ay taasi dhacdo.

Sido kale Trump Wuxu ka Hadley dadka mareykanka aanu udhalan ee kusii qulqulaya dalkaasi

dadkaan ayaa ka soo tagay dalalka uu xuduuda lawadaago mareykanka Madaxweynuhuna waa uu sheegay in dadkaasi ay dhibaato kuyihiin dhaqaalada mareykanka.

13 COMMENTS

  1. nike azul y rojo

    superdry orange label superdry mens military jacket s army vf personalized custom baseball uniform san tan suede knee high boots nwot express photographer sateen cotton marine blue dress pants sz as is cisalfa vercelli scarpe da sport gucci doccia ad a…

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here