Madaxweynaha Soomaaliya ayaa maanta lafilayaa in qudbad dhinacyo badan taabaneysa uu kajeediyo Shirka Uruka iskaashiga islaamka

0
443

Khamiis 30 May 2019 (RBB NEWS) Madaxweynaha JFS  mudane  maxamed cabdulahi farmajo ayaa Maanta oo Khamiis ah ayaa lagu wadaa in Magalada Barakeysan ee Makka Al-Mukarramah  uu qudbad ka jiidhiyo shirka ururka iskaakiga islamka ee lo soo gabiiyo (IOC) oo lagu wadho in sacadaha  soo socdo in  uu ka furmo  magalada barakeysan ee maka AL mukarama.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya MaxamedCabdullaahi Farmaajo oo xalay gaaray Magalada Barakeysan ee Makka Al-Mukarramah ayaa sii wen loogu soo dhaweeyay asiga iyo wafdigisa madaxweynaha soomaaliya  ayaa ka mid ah Madaxda ka qeyb galeysa iyo Madax kale oo Carbeed.