Madaxweynihii Gobolka Ismaamulka Soomaalida #ETHIOPIA Cabdi Maxamuud Cumar ayaa is casilay

1314
20394

Madaxweynihii Gobolka Ismaamulka Soomaalida Itoobiya Cabdi Maxamuud Cumar ayaa is casilay kadib dhowr maalmood oo khilaaf uu kala dhexeeyey dawladda federaalka ee #ETHIOPIA.

Khadar Cabdi Ismaaciil oo ah madaxa xarunta dhexe ee xisbiga haya talada maamulka gobolka iyo saraakiil kale ayaa xaqiijiyey is casilaadda madaxweyne Cabdi Maxamuud Cumar.

Waxaa xilkaasi haatan loo dhiibay Axmed Cabdi Maxamed oo horey u ahaa wasiirka maaliyadda ee gobolka Ismaamulka Soomaalida Itoobiya.

Madaxweynaha cusub ayaa ah xubin ka tirsan xibsiga talada haya, waxaana uu horey usoo noqdya duqa magaalada Qabridaharre.

Isbeddelkan dhinaca hoggaanka ayaa yimid kadib dhowr maalmood oo iska horimaad iyo xiisad ay ka jirtay gobolka. Mas’uuliyiinta Gobolka ayaa VOA u sheegay inay 29 qof ku dhinteen rabshadihii maalintii Sabtida ka dhacay magaalada Jigjiga.

XIGASHO: VOA

1314 COMMENTS

  1. Superb blog you have here but I was wanting to know if you knew of any user discussion forums that cover the same topics discussed in this article? I’d really love to be a part of community where I can get feed-back from other knowledgeable people that share the same interest. If you have any recommendations, please let me know. Kudos!|

  2. Definitely imagine that that you stated. Your favorite justification appeared to be at the internet the easiest factor to keep in mind of. I say to you, I definitely get annoyed at the same time as people think about issues that they just don’t recognise about. You managed to hit the nail upon the highest and also defined out the entire thing with no need side-effects , other people can take a signal. Will likely be back to get more. Thanks|

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here