Madaxweyne Farmaajo oo ku wajahan Beladweyne

6
3072

Madaxweynaha dowlada Fedraalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa ku wajahan magaalada Beladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan halkaas oo ay ka taagantahay xaalad Bini`aadamnimo oo aad u adag, kadib markii uu fatahay Wabiga Shabeelle.

Madaxweyne Farmaajo ayaa kormeeri doono xaalada dhabta ee ka jirta daafaha magaalada Beladweyne oo ay ku daadsan yihiin kumanaan ruux oo ka baracay fatahaada Wabiga.

Dowlada ayaa horay guddi qiimeya inta ay la egtahay fatahaada iyo saameynta ka dhalatay u saartay kuwaas oo sidoo kale deeq ay dowlada ugu talagashay dadka barakacay gaarsiin doono dadkaasi.

Amaanka Garoonka iyo magaaladaba ayaa aad loo adkeeyay iyadoo madaxweynaha ay qaadi doonto diyaarad Helicopter ah maadaama qeybo ka mid ah Garoonka Ugaas Khaliif ee magaalada Beladweyne ay fadhiyaan biyaha Roobka.

6 COMMENTS

  1. obviously like your web site however you need to check the spelling on several of your posts. A number of them are rife with spelling issues and I in finding it very troublesome to tell the reality however I will surely come back again.

  2. Hiya, I’m really glad I have found this info. Nowadays bloggers publish only about gossips and internet and this is actually frustrating. A good web site with interesting content, this is what I need. Thanks for keeping this website, I will be visiting it. Do you do newsletters? Can’t find it.

  3. Definitely believe that which you said. Your favorite justification appeared to be on the internet the simplest thing to be aware of. I say to you, I certainly get irked while people consider worries that they plainly don’t know about. You managed to hit the nail upon the top as well as defined out the whole thing without having side effect , people could take a signal. Will likely be back to get more. Thanks

  4. I keep listening to the reports speak about receiving boundless online grant applications so I have been looking around for the finest site to get one. Could you advise me please, where could i get some?

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here