Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed

13
8790

Axad,  September, 02, 2018 (RBB NEWS) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Mudane Abiy Axmed ayaa kulan ku yeeshay magaalada Beijing ee dalka Shiinaha.

Kulanka ayaa labada mas’uul uga wada hadlay ahmiyadda uu Shirka Madasha Iskaashiga Shiinaha iyo Afrika (FOCAC) u leeyahay Gobolka iyo sidii ay dalalka Geeska Afrika uga faa’iideysan lahaayeen fursadaha maalgashiga ee haatan jira.

Madaxweyne Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaare Abiy Axmed ayaa adkeeyay in isdhexgalka dhaqaale ee dalalka Geeska Afrika uu horseedayo koboc dhaqaale, maalgashi shisheeye iyo xasillooni buuxda oo ay qeyb qaataan dhammaan dalalka gobolka.

Dhinaca kale Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa la filayaa inuu la kulmo inta uu ku sugan yahay dalka Shiinaha Madaxda Afrikanka ah ee ka qeyb galeysa Shirka Madasha Iskaashiga Shiinaha iyo Afrika (FOCAC).

13 COMMENTS

  1. mullet jurkje met geplooide taille

    pathfinder clubs army uniforms 蟽蟿蟻伪蟿喂蠅蟿喂魏蔚蟽 蟽蟿慰位蔚蟽 army oorringen goud amsterdam goede kopen groothandel outdoor sport fietsbroek coolmax 4d gel life line heren fleecevest in donkerblauw life line randloze aviator zonnebril groen 蟺蠅蟼 谓伪 未喂伪位苇尉蔚喂蟼 蟽蠅蟽蟿维…

  2. Leading Online Pharmacy – Contact us at +1 (917) 259-3352 for unbelievable rates, discount and offers on any medicine. Get it delivered free of cost at your door steps, call us today. Phone : +1 (917) 259-3352

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here