Madaxweyne Xaaf iyo Wafdi uu Hogaaminayo Oo Saakay Lagu Soodhaweeyay Gaalkacyo.

1145
12005

Khamiis 31 Janaayo 2019 (RBB News) – Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf iyo Wafdi uu hogaaminayo  ayaa gaaray Magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug.

Madaxweynaha iyo Wafdigiisa ayaa saakay kasoo duulay magaalada Garowe Ee xarunta Gobolka Nugaal.

Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Gaalkacyo ayaa si weyn loogu soo dhaweeyay Madaxweyne Xaaf, waxaana uu sheegay in maalmaha soo socda in uu ku sugnaan doono Gaalkacyo.

1145 COMMENTS

  1. A fascinating discussion is worth comment. I think that you should write more about this topic, it may not be a taboo matter but typically folks don’t speak about these subjects. To the next! Best wishes!

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here