Madaxweyne Xaaf Oo Magacabay Gudiga Doorashada Galmudug.

0
323

Sabti, RBB News:– Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Gelle Xaaf ayaa magacaabay Xubnaha Gudiga Doorashada Dowlad Goboleedka Galmudug kuwaas oo ka kooban koow iyo toban xubnood.

Waxaa hawada isku sii shareeeaya Khilaafka kataagan dhismaha Galmudug ayadoo Dowlada Dhexe lagu eedeeyay in ay musuq maasuqeyso Doorashada Maamulkaasi.